COURSES CAAFIMAAD AH OO SHARAXAN
Waa maxay caafimaad?
Innagan oo raaceyna qeexitaanta weyn ee haryana caafimaadka aduunka (WHO) ey ku qeexday caafimaadku waa xaalad dhameystiran jir ahaan iyo maskax ahaan mana aha oo keliya in cudurku maqan yahay.
Caafimaadku waa waxa kowaad ee qofka ka dhiga qof nool ama mid aan nooleyn.
Caafimaadku waa sheyga ugu muhiimsan nolosha waqtigaada uga faaiideyso inaad barato Caafimaadka waa waxa kowaad ee xil kaa saaran yahay.
Waa maxay cudur?
Cudurku waa xaalad aan caadi aheyn taas oo sababeysa su qaas ah iyo si guudba xanuuno.
Soo dhawaada fikirkiina waa noo muhiim.
ReplyDelete