Posts

10 SIYAABOOD AYAAN DHAQTARKA U JECLAHAY INAAN NOQDO

Image
  Dhakhtarka waxaa loo arkaa shaqo aad u wanaagsan oo sharaf leh adduunka oo dhan. 1. Runtii, waa xirfad aad muhiim u ah. 2. Dhakhaatiirtu waxay daaweeyaan malaayiin qof oo qaba dhowr cudur. 3. Dhakhaatiirtu weligood ma caajisaan. 4. Had iyo jeer waxay diyaar u yihiin inay dadka kale la dhaqmaan. 5. Riyadaydu sidoo kale waa inaan noqdo dhakhtar. 6. Aad ayaan ugu dadaalayaa si aan u gaaro yoolkaas. 7. Waxaan aad ugu rajo weynahay in aan riyadeyda rumowdo go'aankayga iyo dadaalkayga. 8. Waxaan rabaa inaan dadka siiyo daawooyin bilaash ah. 9.Marka laga reebo, waxaan sidoo kale rabaa inaan dadka ogeysiiyo caafimaadka iyo nadaafadda. 10. Waxaan rabaa inaan siiyo qaar ka mid ah aqoonta daryeelka caafimaad ee lagama maarmaanka ah oo qof walba uu leeyahay, Si aan u soo koobo, waan jeclahay xirfadan.

Waa maxay xanuunka gout-ka? ( caabuq ku dhaca kala goysada.

Image
  Waa maxay Gout pain? Waa xanuun daran oo si lama Fillans ah u soo weerara kala gosyada sida: jilbaha, Faraha ,camaacimaha iyo meelo badan oo kala qoysyo ah waxaa uuna noqon karaa mid si guud iyo si gaar ah ba u qabta kala goysada. Calaamadaha ugu muhiimsan ee gout waa weerar deg-deg ah oo xanuun daran leh ee qabta hal ama ka badan oo kalagoysyada ah. sida caadiga ah suulasha ayuu ku dhacaa. Calaamadaha kale waxaa ka mid noqon kara: kala-goysyadu waxay ka dareemaan kulayl iyo jilicsanaan, ilaa heer ay u adkaysan waayaan wax taabanaya. barar gudaha ah iyo hareeraha kala-goysyada uu saamaysay. Midabkeeda oo gaduudan noqda, maqaar oo dhalaala meelaha ka sarreeya xubnaha uu saameeyeen. Gout-ka waxaa sababa maado loo yaqaan uric acid oo ku ururta dhiiga. Haddii uu jirkaagu soo saaro uric acid oo aad u badan ama kelyahaagu aanay si fiican u shaandhayn, waxaa badan kara maadadaas waxayna sababi kartaa kiristaalo yar-yar ( wax dhagax u eg oo kala goyska ku sameysma oo fiiqan inay ka samay

Waa maxay vital signs ?

Image
 Vital signs waa calaadamo muhiim ah oo lagu ogaado qof inuu nool yahay iyo xaaladisiisa kale. Vital signs waxaa ey u qeybsamaan afar qeybood  Types of Vital signs   1) Temperature  2) pulse ( heartbeat) 3) Blood pressure (Bp) 4) Respiration  1) Temperature (heerkul) Heerkulku waa heerka culeylka iyo qabowga ee jirka bili Aadamka. Materials of temperature  Thermometer. 

COURSES CAAFIMAAD AH OO SHARAXAN

 Waa maxay caafimaad? Innagan oo raaceyna qeexitaanta weyn ee haryana caafimaadka aduunka (WHO) ey ku qeexday caafimaadku waa xaalad dhameystiran jir ahaan iyo maskax ahaan mana aha oo keliya in cudurku maqan yahay. Caafimaadku waa waxa kowaad ee qofka ka dhiga qof nool ama mid aan nooleyn. Caafimaadku waa sheyga ugu muhiimsan nolosha waqtigaada uga faaiideyso inaad barato Caafimaadka waa waxa kowaad ee xil kaa saaran yahay. Waa maxay cudur? Cudurku waa xaalad aan caadi aheyn taas oo sababeysa su qaas ah iyo si guudba xanuuno.