Waa maxay vital signs ?

 Vital signs waa calaadamo muhiim ah oo lagu ogaado qof inuu nool yahay iyo xaaladisiisa kale.

Vital signs waxaa ey u qeybsamaan afar qeybood 

Types of Vital signs 

1) Temperature 

2) pulse ( heartbeat)

3) Blood pressure (Bp)

4) Respiration 



1) Temperature (heerkul)



Heerkulku waa heerka culeylka iyo qabowga ee jirka bili Aadamka.


Materials of temperature 

  • Thermometer. 


Comments